Maxaa heysta somalida tiktok
Waxaan arkaa somali badan o tiktok ku jira o wadanki hooyo dagan lakin isku dayaya in ay zaaid u hadlan sida kuwa afsomaligoda jajabsanyahay o kale. Kani ma trend cusub baa? Waxa kalo o iga yabiyay waa flexing badan ayey sameynayaan (LV,GUCCI)